HAMBALYO NIKAAX: Maxamed C/qaadir Sh. Maxamed iyo Amaal C/raxmaan Shidane.

Halkaan ka akhri

HAMBALYO NIKAAX: Maxamed C/qaadir Sh. Maxamed iyo Amaal C/raxmaan Shidane oo uu Maanta meherkoodu ka dhacay magaalada London ee wadanka Ingiriiska, waxaanu leenahay lammaanaha isdoortay Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN.

HAMBALYADAN WAXAA DIRAYA DADKA XOOS KU XUSAN:

1 – CABDI AADAN BARRE

2 – AMIIRKA XAASHI ASHKIR

3 -C/LLAAHI BOOTAAN

4 – SICIID MAXAMED MIRE

IYO BAHDA SOMALISWISS

%d bloggers like this: