HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Halkaan ka akhri
Ra‘isal Wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ayaa booqasho rasmi ah ku jooga Brussels ee dalka Belgium si uu kulamo ula qaato mas’uuliyiinta Midowga Yurub, isagoo shalay kulamo kala duwan la qaatay ma’uuliyiin ka tirsan dalka Belgium, Kooxda Caalamiga ah ee Africa, Caribbean iyo Pacific (ACP).
Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa sidoo kale kormeer ku sameeyey xafiiska iyo hoyga safaaradda Soomaalida, isla makraana u kuurgalay howlaha safaaradda, waxaa uuna lakulmay Jaaliyadda Soomaalida wadankaasi.
SomaliSwiss    Brussels
Filed under: Brussels BE |
You must be logged in to post a comment.