Ogeysiis iyo wargelin ku socota Jaaliyadda Soomaalida Zurich: Xuska munaasabadda Mowliidka Nabigeena CSWS.

Halkaan ka akhri

Waxaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kanton Zürich lagu wargelinayaa in maalinta sabtiga oo ay taariikhdu tahay 18 febraayo 2012 la dhigi doono xafladii munaasabada Mowliidka Nabigeena Maxamed (CSWS), Naxariis korkiisa Allaha ka dhigee.

Sidoo kale waxaa kulanka xafladdan lagu qaban doonaa Hool ku yaala Addreeska Bachwiesenstrasse 40, 8047 Zürich, Sidaas darteed waxaa Jaaliyadda la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan Munaasadda Mowliidka Nabi Maxamed (CSWS).

Haddaba si aad u timaatid meesha lagu ballansan yahay waxaa soo qaadan kartaa Bus  N° 80 Bahnhof Altstetten markuu u socda Isbitaalka taremli ku deg stop-ka ama hält untermosrt.

Sidoo kale waxaa la xiriiri kartaa teleefonka 0788206078

SomaliSwiss Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: