Advertisements

Muuqaalka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho… Haddii aad ka degto ama ka dhoofi laheyd.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri

Ku soo dhowaada Kaamirada SomaliSwiss iyo booqashadii dalka Hooyo, gaar ahaan Caasimadda Muqdisho. Waxaan idiin soo deynaynaa oo aad daawan doontaan, muuqaalladdii ama Video-gii ugu dambeeyay ee inta badan meelihii ay suurta gal noo noqotay Magaalada Muqdisho, hase yeeshee maanta waxaan ka bilaabeynaa, Haddii aad ka degi lahayd Garoonka Diyaaradaha iyo waxyaabaha ugu horeeya ee aad arki doonto. Waqtiyada soo socda waxaad halkaan ka daawa doontaa Muuqaalkii ugu dambeeyay ee inta badan degmooyinka Muqdisho.

MUUQAALKA MUQDISHO EE MAANTA:

DAAWO Q-1-aad: GAROONKA DIYAARADAHA

[blip.tv http://blip.tv/play/h5NoguvDDwA width=”540″ height=”400″]

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: