Madaxweyne Shariif oo lagu wareejiyay qaar ka mid ah Guryihii dowladu lahayd ee Deg. Howl-wadaag.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Munaasabad uu ka qeyb galay Madaxweyne Shariif oo ay ku wehliyeen Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Duqa magaalada Muqdisho, gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo Saraakiil Ciidammada ah ayaa waxaa ay kula wareegeen dhismayaasha Qaranka ee ku yaala degmada Howl-wadaag, kuwaasi oo dadkii sida sharci darrada ah ku degenaa 21-sano laga saraay, waxaana soo qaban qaabiyey maamulka degmada Howl-wadaag.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: