Al-Shabaab oo soo bandhigtay Dukumiintiyada saraakiil ay shalay kadishay dowladda KMG ah.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Kooxda Al-Shabaab ayaa barta ay ku leeyihiin bogga Twitter-ka waxaa ay ku soo bandhigtay Dukumiintiyada saraakiil ay sheegeen in ay shalay dagaaladii ka dhacay Muqdisho uga dishay dowladda KMG Soomaaliya.

Dukumiintiyada ay soo bandhigtay kooxda Al-Shabaab ayaa tilmaamaya aqoonsiyada laba kamid ah saraakiisha dowladda KMG Soomaaliya isla markaana mid kamid waxaa uu cadeynayaa in uu lahaa ama watay sharciga wadanka Ingiriiska gaar ahaan aqoonsiga baabuurta lagu wadi ee (UK Driving Licence).

Al-Shabaab waxaa ay sheegeen in ninka lagu magacaabo Saciid Jaras uu ciidamada dowladda u qaabilsanaa Saanada, isla markaana ahaa wiil ka yimid Bariga magaalada London ee wadanka UK.

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: