Arday dhameysatay Kuliyad Caafimaad Muqdisho.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Arday dhameysatay dhowaan tababar Caafimaad ayaa magaalada Muqdisho waxaa ay kusoo bandhigay Cuntooyinka kala duwan ee dhaqanka Soomaaliyeed.

Munaasabadda ay Ardaydan kusoo bandhigayeen Cuntooyinka kala duwan ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Machadka Caafimaadka Muqdisho oo hoos yimaada Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda  KMG Soomaaliya.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: