Shirkadda Range Resources oo madaxtooyada Puntland Lacag kula wareejinaysa Madaxweyne yaashii hore ee Somaliya & Puntland.

HOOS KA DAAWO VIDEO

Halkaan ka akhri

Halkan ka daawo, Video laga Duubay, Shirkadda Range Resources oo ah, midda gacanta ku haysa ama loo saxiixay heshiisyada shidaal qodista oo Madaxtooyada Puntland Garoowe ay ku soo dhawaynayaan, lana kulmayaan, Madaxweynihii hore ee dowladda KMG ah, C’llaahi Yuusuf iyo madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Muuse iyo madax kale oo reer Puntland ah.

Shirkadda ayaa madaxdaas u sharaxaysa, qaabka ay shaqada u qaban doonto iyo waxa ay rajaynayso in ay hirgalaan, iyadoo sidoo kale, shirkaddu madaxda ku wareejinaysa deeq lacageed oo ahayd Jeeg ay ku qorneyd lacag gaaraysa $250,000 (Laba Boqol iyo Konton Kun doollar) oo ay sheegeen in Garoonka Garoowe lagu dayac tiro.

RANGE RESOURCE , C/LLAAHI YUSUF, CADDE IYO DAD KALE, QEYBTA 1-aad

RANGE RESOURCE , C/LLAAHI YUSUF, CADDE IYO DAD KALE, QEYBTA 2-aad

SomaliSwiss@hotmail.com

DAAWO VIDEO MUUJINAYA FAROOLE HALKA UU DHIGAY PUNTLAND.

Magacyada iyo Dukumiintiyo Shirkadaha Shidaal ee heshiisyada qarsoodiga ah kula jira madaxweyne Faroole, ee qaarkood Puntland joogo.. December 29, 2011

XILDOONKA REER XUKUN U DIRIR . December 26, 2011

%d bloggers like this: