Axmed Naaji Sacad oo lagu wareystay Garowe.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA

Halkaan ka akhri

Fanaanka weyn Soomaaliyeed Axmed Naaji Sacad oo Garowe u tagay in uu ka qayb gala Shirkii Wada tashiga Soomaaliyed ayaa waxaa uu wareysi siiyay shabakadda Puntlandi, waraysigaas oo xiisa badan. Source: Puntlandi

HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: