Xaaladda Qaxootiga Soomaalida Wadanka Malta.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Qaxooti fara badan oo Soomaali ah ayaa dhowaan ka dhoofay Airporka wadanka Malta ee Valletta, kuwaas oo deganaansha bani’aadannimo ka helay dowladda Jarmalka.

Kudhawaad 200 qaxooti u badan Soomaali ayaa dhowaan ka dhoofay garoonka diyaaradaha Valletta ee wadanka Malta, Sawiradan ayaa waxaa ay muujinayaan qaxootigii habeenkaasi laga qaadayay wadankaasi, kuwaas oo ay dowladda Jarmalka siiyay deganaansho qaxootinimo.

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: