Shirkii wada tashiga maamul goboleedyada Bartamaha Soomaaliya ee lagu qabtay Cadaado iyo heshiisyadii lagaaray (Warbixin Muhiim ah).

HOOS KA AKHRI HESHIISKA SAXDA AH

Halkaan ka akhri

WARAR MAALMAHAN LA ISLA DHEXMARAYAY OO SHEEGAYAY IN SHIRKAN AY KA QEYB GALEEN OO KALIYA SADEX MAAMUL GOBOLEED, BALSE HALKAN AY KU CADAHAY IN AY KAQEYB GALEEN 10 MAAMUL GOBOLEED, BALSE DAD UJEEDA GAAR AH LAHAA AY FAAFIYEEN IN UU SHIRKAASI KUSOO DHAMAADAY BURBUR, IYADOO AAN IDIIN HAYNO SAXIIXYADII MADAXDII KA QEYB GASHAY SHIRKAASI.

SIDOO KALE MAR AANU WAREYSI KALA YEELANAY MADAXWEYNAHA HIIRAAN AND MIDLAND C/QAADIR AADAN JIRAABEY AYAA WAXAA UU INOO SHEEGAY SHIRKAASI IN UU KUSOO DHAMAADAY IS AFGARAD NATIIJA FIICANNA AY KASOO BAXDAY, ISLA MARKAANA WIXII KASOO BAXAY LAGA DHEEHAN KARO QORAALKA LAGA SOO SAARAY.

WARBIXIN MUHIIM AH OO AAN IDINKAGA HAYNO HESHIISKII DHOWAAN AY KU YEESHEEN MAAMUL GOBOLEEDYADA BARTAMAHA SOOMAALIYA IYO MADAXDII HESHIISKAASI KAQEYB GASHAY IYO WELIBA SAXIIXYADOODII..

SAWIRKA HOOSE RIIX SI AAD U AKHRISATO

SomaliSwiss Yusuf Garabey

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: