Madaxweyne Shariif oo booqday goobta lagu qabanayo shirka wada-tashiga iyo xerada ciidamada Puntland.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Madaxweyne Shariif oo kormeer ku tagay goobo dhowr ah oo ku yaala magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland, kuwaas oo kala ah, Jaamacadda PSU, oo ah halka lagu qabanayo shirka Wadatashiga iyo Xerrada ciidammada ee 54-aad oo ku taala duleedka magaalada Garoowe.

HEES WADANI AH – HADII ANAN DHULKEYGOW

KU DHAGEYSO AALADAHA KALE HALKAN RIIX

SomaliSwiss Garowe

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: