HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Halkaan ka akhri
Shirkada Diyaaradaha ee Turkish Airways ayaa maanta shaaca ka qaaday in sanadka cusub ee 2012-ka Janaayo ay ka bilaabi doonto Duulimaad toos ah (İstanbul-Muqadisho) Usbuucii 2-jeer,duulimaadkii u horeeyay, kaasoo ay ku soo biirineyso 140-ka dal oo Shırkadda Turkish-Airways ay ka hawl-gasho.
Warkan farxada leh ee maanta ka soo yeeray Dawladda Turkıga ayaa la filayaa ınay soo dhaweyn-doonaan Soomaalida Qurbaha ku dhaqan iyo kuwa gudaha ku-sugan,maadaama taariikhda Soomaaliya markıı ugu horeysay ay Shirkadan ay hir-gelin doonto Duulimaad isku xira Qaarada Yurub iyo Somaaliya,iyadoo markii hore ay dad badan dhib ku-qabeen inay Transit ku maraan Magaalooyinka Dubai iyo Adis-ababa.
Halkan Hoose Ka Akhri Warka oo Af-Turkish Ku Qoran
HALKAN KA AKHRI QORAALKA OO TURKISH AH
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho | Tagged: turkish airways |