Shirkadda Turkish Airways oo shaacisay in Duulımaad Toos Ah Sitimaanki 2-Jeer ay ku tagi doonto Muqdisho.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Shirkada Diyaaradaha ee Turkish Airways ayaa maanta shaaca ka qaaday in sanadka cusub ee 2012-ka Janaayo ay ka bilaabi doonto Duulimaad toos ah (İstanbul-Muqadisho) Usbuucii 2-jeer,duulimaadkii u horeeyay, kaasoo ay ku soo biirineyso 140-ka dal oo Shırkadda Turkish-Airways ay ka hawl-gasho.

Warkan farxada leh ee maanta ka soo yeeray Dawladda Turkıga ayaa la filayaa ınay soo dhaweyn-doonaan Soomaalida Qurbaha ku dhaqan iyo kuwa gudaha ku-sugan,maadaama taariikhda Soomaaliya markıı ugu horeysay ay Shirkadan ay hir-gelin doonto Duulimaad isku xira Qaarada Yurub iyo Somaaliya,iyadoo markii hore ay dad badan dhib ku-qabeen inay Transit ku maraan Magaalooyinka Dubai iyo Adis-ababa.

Halkan Hoose Ka Akhri Warka oo Af-Turkish Ku Qoran

HALKAN KA AKHRI QORAALKA OO TURKISH AH

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: