Halkaan ka akhri
Dhammaan Jaaliyadaha Beesha Barsane Gaaljecel ee ku kala dhaqan Europe, America, Africa, Australia iyo Carabta, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan dhammaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Sheikh C/salaan Sheikh Xassan Barsane oo 23-ka Bashan November 2011 ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaa ayna leeyihiin Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo Aamiin, Aamiin, Aamiin.
Dadka Tacsidan diraya oo kala ah:
Maxamed Sheikh C/llaahi Sheikh Xassan Barsane
Xaliima Cadeey Barsane
Xuseen Xaaji Maxamed ( WaaW )
Raxma Sheikh Aamiin Sh. Xassan Barsane
Raaliya Sheih Aamiin Sheikh Xassan Barsane
Maxamud Nuur Muudey (Cali Bariis) Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Saalax Cabdi Axmed (Saalax Gaab) Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Khadija Xassan Alifley
Maxamed Xassan Alifley Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/Shakuur Salaad Maxamed
Sahra Salaad Maxamed
Yusuf Axmed Garabey Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Cali Xasan Ibraahim (Cali Gaab)
Faadumo Cumar Muuse
Faadumo Daa’uud Muumin
Deera Cadaay Xuuriye
Suldaana Cadaay Xuuriye
Cali Nuur Muuse Yuusuf
Faadumo Maxamuud Qaasim
———————————————————————————————————————
Sidoo kale waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh kadiraya madaxweynaha dowlad goboleedka Hiiraan iyo Midland Mudane C/qaadir Aadan Jiraabey iyo dhammaan madaxda Hiiraan iyo Midland waxaa ayna Tacsidaasi u dirayaan dhammaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Sheikh C/salaan Sheikh Xasan Barsane waxaa ayna Allaah uga baryayaan inuu Jannadii Fardowso ka waraabiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
Sidoo kale dhamaan dadka hoos ku xoran waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Sheikh C/salaan Sheikh Xasan Barsane Gudoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka PDP Prof Xasan Sheekh Maxamuud. Gudoomiyaha Garabka dhalinyarada Xisbiga PDP Cali Yaasiin Sheekh Cali. Gudoomiyaha Golaha Dhexe Xisbiga PDP Moxamed Sheikh Xasan Fiqiih.
Saadaad Caliyoow.
C/Raxiin Xiirane.
Mahad Salaad.
Ustaad Yuusf Jimacaale.
Shadoor Xaaji.
Zamzam Daahir iyo dhamaan masuuliyiinta iyo Xubnaha Xisbiga PDP waxa ay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Sheikh Cabdi Salaan Sheikh Xasan Barsane oo xalay ku geeriyooday Xaafada Buulo Xuubeey Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, waxaa ayna Ilaah uga baryayaan in uu janadii ka waraabiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN.
SomaliSwiss@hotmail.com
DIGRI SAALIXIYAÂ AH OO LADUUBAY 1993
Filed under: Yusuf Garabey |
You must be logged in to post a comment.