Advertisements

Agustine Mahiga oo laga sameeyay Riwaayad layaab leh oo ka tarjumaysa dhaqankiisa qalloocan..

HOOS KA FIIRI RIWAAYADA

undefinedHalkaan ka akhri

Kooxda Qaylo-dhaan oo ka duuleysa dhagarta aan qarsoodiga lahayn ee mudadii la soo dhaafay uu umadda Soomaaliyeed ku hayay  Ambasador Augastina Mahiga, wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey uqaabilsan Soomaaliya ayay kooxdu Soo saareen Riwaayad ka tarjumaysa dhaqankiisa iyo inaysan Soomaalidu aqbali karin.

Waa Riwaayad magaceedu yahay Dibin daabyo oo uu Matalayo Ambasadar Mahiga, Miraha waxaa ka mid ah:

inkastoonu dilannahay

inkastoon daryeel jirrin 

Inkastoon dayacannahay

dadnimadu nagama taggin weli

Soomaalidu madabar go’in 

dun xariira baan nahay.

Waa Codkii Saado Cali Warsame iyo Mirihii Abwaan Xasan Jilacoow.

Sheekadan waxaa qoray AD waxaana idiin jilaya Kooxda Qaylodhaan, hadal badan haan ma buuxsho, Shakina kuma jiro Soomaaliya Soomaali baa leh. Aan idinka dhexbaxno Riwaayadii Dibin daabyada Mahiga iyo Kooxda Qaylo dhaan.

Halkaan ka dhegayso riwaayadda

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: