TACSI MAGAALADA ZURICH
Halkaan ka akhri
Waxaan halkan uga tacsiyeyneyna haadaanu nahay Bahda Saxaafada SomaliSwiss, Eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Faadumo Ciise Cabdale oo ku geeriyootay magaalada Zürich Shalay oo aheyd Khamiis 10/11/2011.
Marxuumadda ayaa lagu Aasay isla magaalada Zürich qabuuraha Muslimka ee dalka Switzerland, waxaana ka qeybgalay Aaska Marxuumadda Jaaliyada Soomaalida ee joogta wadankan Switzerland.
Waxaa si gaarv ah loogu Tacsiyeyneynayaa Ehelada iyo Qaraabada Marxuumadda oo kala jooga gudaha dalka Soomaaliya iyo dibada gaar ahaan, Curuurteeda
- Luul Digriyow
- Dahabo Mire,
- Ali Mire
- Ahmed Mire
- Sacdiyo Mire
- Fowsiyo Diriye
- Abdikariim Saleh
- Fadumo Ibraahim IYO Dhamaan reer Digriyow.
Waxaan leenahay Samir iyo Iimaan Allaha inaga wada siiyo AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN,
Filed under: Zurich Swiss |
You must be logged in to post a comment.