DHEGAYSO JAWAABIHIISA
Halkaan ka akhri
Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo ah afhayeenka Al-Shabaab ayaa aaladda Paltalk lagu waydiiyay arrimo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen: dagaalada Amisom, arrimaha Kenya iyo Itoobiya, maamullada Puntland iyo Somaliland, burcad badeeda iyo xiriirka Al-shabab kala dhexeeya iyo aragtida ay ka qabaan culimada Soomaaliyeed ee Al-Itixaad ama Ictisaam oo ay ka soo farcameen Shabaabku iyo arrimo kale oo fara badan.
Halkaan ka dhegayso hadalkiisa iyo jawaabihii uu bixiyay.
SomaliSwiss Monitoring Desk
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Monitoring Desk |
You must be logged in to post a comment.