Advertisements

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay dalka Ingiriiska.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri

Xaflad casho sharaf ah oo lagu soo dhaweynayay Wasiirka Warfaafinta Boostada & Isgaarsiinta Mudane C/Qaadir Jaahweyn iyo wafdi uu hogaaminayay, ayna ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaalida ee wadanka Ingiriiska ayaa waxaa lagu qabtay xaafada Wembley ee magaalada London.

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: