HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Halkaan ka akhri
Waxaa Shalay Xaflad aad u ballaaran loo sameeyey Arday fara badan oo ka qalin jebisay Jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay wejiyadooda ka muuqdeen farxad aan halkan lagu soo koobi karin.
Ardaydan ayaa waxaa ay ka qalin jebiyeen kuliyadaha:- Medicine, Engineering, Education iyo Computer.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.vcom
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.