Halkan ka akhri
Saraakiil ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo ay sheegeen inay ka dalbadeen inay wada hadal lagalaan Kenya.
Sida uu shaaciyay Tv-ga CNN-ka ee ku yaala dalka Maraykanka Saraakiil sar sare oo ka tirsan dowlada Kenya ayaa waxa ay sheegeen in Saraakiisha ugu sareysa Xarakada Al Shabaab ay lasoo xariireen dowlada Kenya si ay wadahadala u wadagalaan.
“Saraakiil aan magacyadooda noo carabaabin ayaa nala soo xariiray kuwaasi oo sheegaya inay Al Shabaab ka mid yihiin, waxaana ay naga dalbadeen wadahadalâ€sidaasi waxa yiri Saraakiisha dowlada Kenya.
Majiro wax war ah oo kasoo baxay Al Shabaab oo ku aadan hadalka uu sheeciayay telefeshinka CNN ee dalka Maraykanka kaasi oo laga soo xigtay Saraakiisha ka tirsan dowladda Kenya kuna saabsan in Kenya ay wada hadal ka dalbadeen rag ka tirsan Al Shabaab.
SomaliSwiss Moitoring desk
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Monitoring Desk |
You must be logged in to post a comment.