OGEYSIIS KU SOCDA SOMALIDA SWITZERLAND

undefinedHalkan ka akhri

Waxaan ogeysiinayna dhamaan waxgaradka Soomaliyeed ee soo aqriyay Dastuurka cusub in eey ka soo qeybgalaan hirgelinta  dastuurka cusub ee Soomaaliya yeelandoonto oo ay soo abaabushay SomaliSwiss iyo TV Universal.

Waa malinta Sabtida 22, 10. 11. saacada 2,30 Duhurnimo goobta waa Gobalka St. Gallen

Autobahnausfahrt St. Gallen-Neudorf – Richtung Heiden – Rehetobel – Tablatstrasse – Rehetobelstrasse – Oberhaldenstrasse 25 , 9016 St.Gallen

Xiriirinta Bashir Gobdon 0797983805

Layla Qanyare   0787557528.

http://www.dastuur.org.com

Kasoo qeybgal wacan

Waxaa soo saaray, Guddiga Madaxbannaan ee Dastuurka Federaalka taariikhdu marki ay ahayd 30-ka bisha Luuliyo 2010

RIIX SAWIRKA DUSHIISA SI AAD U AKHRISO DASTUURKA

undefined

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: