GADAFFI DEATH FILM (Filim laga duubay Col. Qadaafi Geeridiisa ka hor iyo ka dib).

HOOS KA DAAWO VIDEO & SAWIRO

Halkaan ka akhri 

HALKAAN KA DAAWO VIDEOGA LAGA DUUBAY QADAAFI

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA QADAAFI

Kacdoonka Liibiya ayaa goor dhow sheegay inay dagaal maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Qadaafi ku dhashay ee Sirta ku dileen Col. Mucamar Alqadaafi oo la sheegay inuu ku jiray dagaalka.

Mid ka mid ah Saraakiisha sar sare ee hogaaminaysa ciidankii la dagaalamayay oo la yiraa BIlxaaji ayaa saxaafadda u sheegay inuu dhintay Qadafi markii uu soo gaaray dhaawac aad u culus kaas oo sababay inuu isla markiiba ruux baxo.

Ilaa hadda lama keenin wax cadaynaya arrintaas oo aan ka ahayn sheegashada Kacdoonka, waxayna sidoo akle xuseen inay gacanta ku hayaan Muuse Ibraahiim oo ahaa afhayeenkii ugu dambeeyay ee Qadaafi.

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: