Al-Shabaab oo maanta laga saaray deg. Dayniile.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Kooxda Al-Shabaab oo saakay laga saaray xaafado kale, gaar ahaan xaafado ka tirsan degmada Dayniile, halkaasi oo aheyd barta kaliya ee ay ku harsanaayeen, waxaana dagaalkii maanta si wadajir ah u fuliyey ciidammada dowladda KMG Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Afrika ee Amisom.

%d bloggers like this: