Cali Dheere “Kenya waxaan u sheegaynaa Daaraha dhaadheer ee Nairobi siima taagnaan doonaan”

DHEGAYSO CODAD KALA DUWAN

undefinedHalkaan ka akhri

Xarakada Al-Shabaab ayaa siyaabo kala duwan uga hadashay ciidamada Kenya ee dalka soo galay, iyagoo doonaya inay kula dagaallamaan Al-shabaab gudaha dalka Soomaaliya, waxayna Al-Shabaab taas bedelkeeda sii hormariyeen hanjabaado.

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Cali dheere oo shir jaraa’id shalay gelinkii dambe ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in xarakadiisu ka jawaabayaan haddii ciidamada Kenya ku sii nagaadaan gudaha dalka Soomaaliya.

 “Kenya waxaan u sheegaynaa Daaraha dhaadheer ee Nairobi masii taagnaan doonaan Haddii ciidankeedu dalka sii joogaan” ayuu ku yiri hadalkiisa, hadlkaan hosoe ka dhegayso.

Dhinaca kale xasan Turki oo isaguna ka hadlay arrintaas ayaa ku hanjabay in iyaga iyo Kenya ay is arkayaan haddii aysan si deg deg ah uga bixin soomaaliya, hoos ka dhegayso hadalkiisa.

HADALKII CALI DHEERE

 

HADALKII XASAN TURKI

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: