Xasan Turki oo Kenya ugu hanjabay inay is arki doonaan.

undefinedHalkaan ka akhri

Sheikh Xasan C/laahi Xersi (Turki) oo muddooyinkii ugu dambeysay laga deyrinayay xaaladiisa caafimaad ayaa wuxuu ka hadlay weerarada culus ee ay Dowladda Kenya ku soo qaaday Shabaabka Gobollada Koofureed ee Soomaaliya.

Xasan C/Laahi Xersi “Xasan Turki” oo ka mid ah sarakiisha sar sare ee Xarakada Al Shabaab oo wareysi siiyay wargeyska Sunday Nation oo ka soo baxa dalka Kenya, uxuu shaaca ka qaaday inay u diyaarsan yihiin dagaalo xoogan oo ay la-gallayaan Dowladda Kenya.

Wuxuu sheegay in Ciidamadda Dowladda Kenya ay ka soo gudbeen dhinaca xuduudaha, sidaasi daraadeed ayuu sheegay inaysan marnaba gacmaha ka laaban doonin Dowladda Kenya.

Sheikh Turki ayaa wuxuu sheegay in Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ay u diyaar garoobeen dagaalo xoogan oo ay la-gallaan Dowladda Kenya, oo uu sheegay inay duullaano cad ku soo qaaday dalka Soomaaliya.

Xasan Turki ayaa shacabka Somaliyeed ugu baaqay inay taageeraan Xarakada Al Shabaab ayna ka qeyb qaataan dagaalada culus ee lala gallaayo Dowladda Kenya.

SomaliSwiss Nairobi

SomaliSwiss@hotmail.com

Sheekh Xasan Turki oo muddooyinkii ugu dambeysay laga deyrinaayay xaaladiisa caafimaadeed, ayaa wuxuu ka hadlayweerarada culus ee ay Dowladda Kenya ku soo qaaday Shabaabka Soomaaliya.Sheekh Xasan C/Laahi Xersi “Xasan Turki” oo ka mid ah sarakiisha sar sare ee Xarakada Al Shabaab oo wareysi siiyay wargeyska Sunday Nation oo ka soo baxa dalka Kenya, ayaa wuxuu shaaca uu ka qaaday dagaalo xoogan oo ay la-gallayaan Dowladda Kenya.

Wuxuu sheegay in Ciidamadda Dowladda Kenya ay ka soo gudbeen dhinaca xuduudaha, sidaasi daraadeed ayaa wuxuu sheegay inaysan marnaba gacmaha ka laaban doonin Dowladda Kenya.

Sheekh Xasan Turki ayaa wuxuu sheegay in Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ay u diyaar garoobeen dagaalo xoogan oo ay la-gallaan Dowladda Kenya, oo uu sheegay inay duullaano cad ku soo qaaday dalka Soomaaliya.

Sheekh Xasan C/Laahi Xersi “Xasan Turki” ayaa wuxuu shacabka Somaliyeed uu ugu baaqay inay taageeraan Xarakada Al Shabaab, ayna ka qeyb qaataan dagaalada culus ee lala gallaayo Dowladda Kenya.

Ugu dambeen Sheekh Xasan C/Laahi Xersi “Xasan Turki” oo ka mid ah sarakiisha sar sare ee Xarakada Al Shabaab, ayaa wuxuu ku hanjabay in Ciidamadda Dowladda Kenya ay u geysan doonaan jab aad u xoogan

%d bloggers like this: