HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Halkaan ka akhri
Dowladda Jabuuti ayaa ugu deeqday dalka Soomaaliya qalab kala duwan oo loogu tala galay dhinaca dabiibka, daawaynta iyo caafimaadka.
Dowladda Jabuuti ayaa qalabkaas maanta ku wareejisay, qaar ka mid ah madaxda xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya.
Qalabkaas oo ka koobnaa, qeybo badan oo kala duwan oo loo isticmaalo xagga caafimaadka ayay ka mid ahaayeen Gawaarida lagu daabulo dhaawacyada ee loo yaqaanno Ambulance.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.