Geeri Naxdin Leh: Fanaanaddii weyneyd ee Faaduma Qaasim oo saaka London ku geeriyootay.

undefinedHalkaan ka akhri

Allaha u naxariistee Faaduma Qaasim Hilloowle oo ka mid ahayd fanaaniinta Soomaaliyeed  ayaa  goor dhow ku geeriyotay magaalada London ee dalka Igariiska.

Faaduma Qaasin Hilloowle oo ka mid ahayd fanaaniintii waaweyneyd ee Hobolada Waaberi ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyootay magaalada London, halkaasoo aheyd meesha ay iyada iyo caruurteeda inta badan deganaayeen.

Geeriada fanaanada ayaa lagu so waramayaa in ay si kadis ah ku timid oo aysan horay wax xanuun ah u qabin, balse waxaa la xaqiijiyay in fanaannadda ay geeritootay.

SomaliSwiss London

SomaliSwiss|@hotmail.com

%d bloggers like this: