Daawo Sidii ay ahayd goobta Al-shabaab Ardayda ku xasuuqeen saacad ka hor iyo ka dib qarixii.

HOOS KA FIIRI SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri

Halkaan Waxaan idinkugu soo gudbineysaa Sawirro muujinaya Muuqaalka xarunta Hargaha iyo Saamaha oo ay ku sugan yihiin Ardayda Qaraxa ku geeriyootay ayadoo muuqaaladaasina uu TVga Qaranka Soomaaliya soo duubay saacad ka hor qaraxa, kuwaasoo sameynayay barnaamij ku saabsan waxbarashada. Waxaa sawirradaas la socda muuqaallo kale oo iyana marka ay goobta wax ka dhaceen ka dib ah.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: