Advertisements

Sharciyada Baddeenna oo dhan waa Kuwaan ee Soomaaliyeey halaga difaacdo Mahiga iyo inta uu madaxda u yahay.

HOOS FIIRI DUKUMIINTIS-KA

undefinedHalkaan ka akhri

Muwaadin kasta oo Soomaaliya waxaa laga codsanayaa inuu badda Soomaaliya ku difaaco, anfac, Af iyo Adinba, waa kuwaan hoos ku tixan xeerarka Baddeenna ee ku xareysan xafiisyada Caalamka oo dhan, kuwaas oo dowladda Kenya oo kaashanaysa, dowlado reer Yurub iyo Qaramada Midoobay iyo Danleey Soomaaliya la doonayo in muran la geliyo si loo xalaaleysto.

Ogoow, Dowladdii Soomaaliya weligeed waa ka soo horjeeday in xeerka EEZ loo diiwaan geliyo sababtoo ah, wax dan ah uguma jiraan dalka Soomaaliya qaabkaas, taas bedelkeedana Dowladihii Soomaaliya ma aqoonsanayn xeerka EEZ, waxayna taas bedelkeeda badaheenna ku sharciyeeyeen sharciga TS.  Dukumiintiyadaan Xafiisyada Qaramada Midoobay iyo Midoowga Yurub, Mareykanka iyo caalamka oo dhan waa haystaan waana ogyihiin, ee Mahiiga iyo mas’uuliyiin isku sheegga Soomaalida hala gaarsiiyo haddaysan haysan.

HALKAAN KA AQRI WARARKA QUSEEYA BADDA SOOMAALIYA OO FAAHFAAHSAN

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: