HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Halkaan ka akhri
Boqolaal arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Turkiga ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Adan Ade International Aiport ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay sagootinayeen waalidiintii dhashay Ardaydaasi.
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa sidoo kale galabnimadii maanta xaflad sagootin ah u sameeyay, isla markaana khudbad guubaabin ah u jeediyay, si ay waxbarashadooda marka ay soo dhameystaan ugula soo laabtaan dalkooda oo ay wax ugu qabtaan.
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.