HOOS KA FIIRI SAWIRADA
Halkaan ka akhri
Riix sawirada si aad u aragto iyagoo waawayn iyo qoraal kuu sheegaya meesha lagu qaaday
- Madaxweynaha oo 18 Lo’ ah gudoomay oo loogu talo galay Ciimada Xooga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Amisom
- Shariif Sheekh Axmed oo dhex lugeynaya Furumaha hore ee dagaallada
- Madaxweynaha oo Odayaasha degaanka mid mid u salamaaya
- Madaxweynah iyo wasiirka Gaashaandhigga oo salamaya odaayaasha degaanka yaaqshiid
- qaar kamid ah CXDS iyo ilaalada madaxtooyada
- Madaxweynaha oo salamaya Taliyaha Guutadda Maxtooyada
- Hey’adda Gift of the Givers o ku sugan Cisbitaalka Banaadir
- Madaxweynaha oo markii ugu horeysay tan iyo xilligii Maxkamadaha booqday Saldhigga D.yaaqshiid
- Madaxweynaha iyo Abaanduulaha CXDS wasirka gashandhigga iyo Sarakiil Amisom
- Madaxweynah iyo Wasiirka gaashaandhigga oo wada fadhiya
- dadka degaanka degmadda yaaqshiid oo si heer sare ah usoo dhaweeyay Madaxweynaha iyo Wafdigii la socday
- Ciidamada Amisom oo salaan siinaya Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed
- Madaxweynaha Iyo Wasiirka Gaashaandhigga oo lugaynaya Yaaqshiid
- Madaxweynaha oo wareysanaya Shaqaalaha Cisbitaalka Laansaleeti ( Foorlanini)
- Sheikh Shariif oo dhex socda shacabkii isugu soo baxay saldhigga yaaqshiid
- Madaxweynaha iyo Saraakiisha CXDS iyo Saraakiisha Amisom oo ku sugan Stadio Muqdisho.
- Madaxweynaha oo qudbad ka jeedinaya goobo ay ku sugnaayeen boqolaal dad ah
- Madaxweynaha oo degmada yaaqshiid kor ka salaamaya Boqolaal Haween ah
- Madaxweynaha iyo Wasiirka Gaashaandhigga Abaan duulaha CXDS iyo Sraakiil kale oo lugeynaya furumaha dagaalka
- Madaxweynaha oo la gudoonsiiyay Sagaal Neef oo Geel ah loogu deeqay Ciidamada XDS iyo Amisom
- Agaasimaha Cisbitaalka Laansaleeti oo oga warbixinaya Madaxweynaha iyo wafdigiiga xaaladda uu ku sugan yahay laansaleeti
- Sheikh Shariif oo Saldhigga Yaaqshiid ku salaamaya caruur kusoo dhaweyneysay saldhigga degmada yaaqshiid
- Madaxweynaha oo dhex socda shacabkii maanta isugu soo baxay saldhiga degmada yaaqshiid
- Ciidamadda Xooga dalka Soomaaliya Difaacaya safafka hore ee dagaalka
- Madaxweynah oo booqday dhaawacyada Ciidanka oo ku sugan Cisbitaalka Martiini
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |