HOOS KA FIIRI SAWIRADA
Halkaan ka akhri
- Wafdiga oo ka soo degaya diyaaradda iyagoo ku wada labisan jaakado calanka Somaliland lagu tolay oo dowladda Somaliland u soo gelisay.

Muuqaalka dhow ee Jaakadaha ay wataan wafdigu ee uu ku sawiran yahay calanka Somalilnad.

Abwaan Haadraawi oo ku labisan jaakaddii calanku ku sawirnaa laakiin cimaamad dulsaaray meeshii uu ka muuqan lahaa

Abwaanka oo Labada Dhinac ee Calanku uga sawirnaa jaakadda midna Ubax dulsaaray, midna cimaamad

Abwaanka oo jaakaddii calanku ku sawirnaa gashan laakiin maareeyay si aan loo arkin Calankaas.

Muuqaalka Guud ee Wafdiga oo diyaaradda kasoo degaya Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.