Amanda Lindhout oo raashin mucaawino ah gaarsiisay qaar ka mid ah gobollada Koofureed ee Soomaaliya iyo xeryaha qaxootiga dalka Kenya.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri

Amanda Lindhout oo ahayd saxafiyaddii u dhalatay dalka Canada ee lagu afduubtay Soomaaliya, muddo 16 bilood ahna loo haystay Qafaal, hase yeeshee markii dambe lasii daayay markii laga dhiibay lacag madax furasho ah ayaa todobaadyadaan gargaar banii’aadam nimo ka qeybinaysay qaar ka mid ah gobollada Koofureed ee Soomaaliya iyo xeryaha qaxootiga Soomaalida ee dalka Kenya.

RIIX SAWIRADAAN HOOSE SI AAD U ARAGTO IYAGOO WAAWAYN

SomaliSwiss@hotmail.com

Other Related Articles for Amanda

Amanda Lindhout oo booqashadeedii Muqdisho ay ka dhuunteen Masuuliyiinta Dowladda iyo madaxda qaybaha bulshada rayidka.

CBC News: Amanda Lindhout forgives captors..

Lindhout starts scholarship for Somali womens.

Amanda Lindhout oo billowday howl samafal ah oo ay ku caawinayso haweenka Soomaaliyeed.

Gabdhaha Soomaaliyeed oo loo hayo Fursado jaamacadeed oo Lacag la’aan ah.

Amanda Lindhout oo shaacisay in ay sanadkan 30 Gabdhood oo Soomaali ah u diyaarisay Jaamacado. (Dhegayso Wareysi Somali-English & Afduubkeedii.

%d bloggers like this: