CIID WANAAGSAN, CIID MUBAARAK, HAPPY EID MUBARAK, ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK.

Riix Heesta Ciidda

CIID WANAAGSAN”-”CIID MUBAARAK” “HAPPY EID MUBARAK”-”ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK”.

Ciid Wanaagsan

CIID WANAAGSAN: AAN KUWADA CIIDNO CAAFIMAAD SAN!!

ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK

HAPPY EID MUBARAK

Maanta oo ah Talaado waa maalinta 1-aad ee  Ciidul Fitriga, Dadka muslimiinta ayaa si weyn ugu ciidaya munaasabada ciidul Fitriga, iyadoo dadka oo faraxsan ay isugu soo baxayaan wadooyinka iyo goobaha lagu cibaadeysto.

Sidaas darteed bahda  Warbaahinta SomaliSwiss  waxay halkan tahniyad iyo hambalyo bogaadin leh uga dirayaan dhamaan dunida muslimka ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, si gaar ah waxaan ciid mubaarak u leenahay  Jaaliyadaha Soomaalida ee ku Sugan Kantoonada dalka Switzerland, in Sanadka Sanadkiisa sidoo kale nabad, Bash-Bash iyo Barwaaqo nagu wada gaarsiiyo.Waxaan mar labaad leenahay

CIID MUBAARAK

EID SACIID

HAPPY EID MUBARAK

ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK

SomaliSwiss   Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: