Qanyare: Qab-qable Maahi.. Dowlad Goboleed aqoonsigeed Dastuurka nooguma dhigna, Embagati ayaa lagu diiday.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSI

undefinedHalkaan ka akhri

Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo horey uga mid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii magaalada Muqdisho ayaa ka afeeftay in loogu yeero magacaas, isagoo xusay inuu ahaa jiray hadda ka hor, laakiin uu ka tanaasulay arrintaas.

Qanyare wuxuu Wareysigaan uga hadlayaa arrimo badan oo ay ka mid tahay xaaladda Muqdisho ee kabixistii Al-shabaab ka dib iyo waliba haddii uu jiro damac ay hoggaamiye-kooxeedyadii Muqdisho ku doonayaan inay mar kale dib ugu soo noqdaan magaalada iyo waxyaabo kale oo ay ka mid tahay inuu sheegay inaysan dastuurka ugu dhignayn aqoonsi dowlad goboleed.

HALKAAN HOOSE KA DHEGAYSO WARESIGA OO DHAMAYS TIRAN.

Xuquuqda VOA Somali

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: