Madaxweyne Sheikh Shariif oo madaxtooyada ku qaabilay Safiirka dowlada Iran u fadhiya Somaliya.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheikh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Iran u fadhiya dalka Somalia.

Wafdiga uu qaabilay madaxweyne Shariif waxaa weheliyay oo ka qeyb galay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Iiraan Danjire Mahdi Abuukar iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan safaaradda Iiraan ee Soomaaliya.

Madaxdan ayaa madaxweynaha Soomaaliya waxaa ay kala hadleen arima la xiriira cilaaqaadka labada dowladood iyo dowladda Iran deeq ay dhowaan shaacisay in ay ku caawineyso Shacabka ay abaaruhu halakeeyeen.

SomaliSwiss Muqdisho

Somaliswiss@hotmail.com

%d bloggers like this: