Aas-aaskii Ururka Al-Shabab (Q 1aad) Dhageysi.

HOOS KA DHAGEYSO WARBIXIN

undefinedHalkaan ka akhri

Qeybta ugu horeysa ee barnaamijkani waxa ay ka hadlaysaa sidii fikirka jihaadka uu markii ugu horeysay ku yimid dalka Soomaalia iyo xeryihii ciidan ee la aas-aasay markii dawladdii dhexe ee Soomaalia ay bur-burtay.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

QEYBTII 1-AAD

——————————————————————————————————————

Waa qeybtii labaad ee Aas-aaska Ururka Al-Shabab, qeybtan waxaa ay sidoo kale hadlaysaa dagaaladii uu ururka la galay dawladda Ethiopia iyo kala fikir duwanaansho ka dhex bilaabatay xubnihii sar-sare ee ururka.

QEYBTII 2-AAD

——————————————————————————————————————

Xuquuqda VOA Somali

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: