Advertisements

Abu Mansoor Al-Ameriki oo lagu daray liiska Madow ee dadka Mareykanku doonayo iyo xaaskiisa oo laga kaxaystay Hargeysa.

WARBIXIN SOMALI/ENGLISH

  undefinedHalkaan ka akhri
Hay’adda la dagaalanka argagixisada ee dalka Maraykanka ayaa liiska waxa loo yaqaano argagixisada ku daray 2 xubnood oo ka mid ah dagaalayahanada Ajnabiga ah ee ka garab dagaalama Xarakadda Al-Shabab oo Soomaaliya ka dagaalanta.

Warbixin ay hay’adaan soo saartay ayaa sheegtay in labada xubnood ee lagu daray liiska madaw ee ay ku qoran yihiin dadka sida weyn loo doon doonayo oo lagu kala magacaabo Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abu Mansuur Al-Amriki iyo nin kale oo la yiraahdo Xassan Mahad Cumar kuwaasoo Maraykanku sheegay inay ka mid yihiin saraakiisha aan Soomaalida aheyn ee garabka siiya dagaalyahanada Al-Shabab.

Wargeyska Washington Post oo warkaan lagu qoray ayaa ku waramaya in labadaan nin sidoo kale la xanibi doono hantida dibadaha ka taala haddiiba ay jiraan isla markaana ay ka mid yihiin raga sida weyn loo doonayo iyadoona amar lagu bixiyay in nolol ama geeri loogu baahan yahay.

Cumar Xamaami oo loogu yeero Abu Mansuur Al-Amriki waxaa uu dhashay dalka Maraykanka waxaana uu dhawr sano ka hor uu ku biiray Al-Shabab waxaana haatan la sheegaa inuu hogaan u yahay ciidamada Shababka u dagaalama halka ninka kale ee Xasan Mahad Cumar la yiraahdo la sheegay inuu u dhashay wadanka Kenya.

Qaar ka mid ah, warbaahinta caalamka ayaa dhowaan faafiyay in Abu Mansuur Al-Ameriki xaaskiisa oo Soomaali ahayd dhowaan laga watay Somaliland, inkastoo aysan jirin faah faahin badan oo ku saabsan inuu hadda qabay ama qabi jiray iyo asbaabta loo kaxaystay iyo ujeedada ka dambeysa, hase yeeshee waxaa la sheegay in Mareykanku ka dalbaday Somaliland inay kusoo wareejiyaan haweenaydaas oo dhalashi Canadian ah haysata sida la sheegay.

Maraykanka ayaa liiska madaw oo ay ku jiraan dad badan oo ka tirsan Al-Qacida iyo Al-Shabab haddana waxaa jira rag Shababka u fir fircoon oo aan willi liiskaasi galin. halkaan hoose ka aqriso qaybo ka mid ah dadka liiskaas ku jira iyo warbixinno kale.
—————————————————————————————————————-

Providing Material Support to Terrorists; Conspiring to Provide Material Support to a

Designated Foreign Terrorist Organization, al-Shabaab; Providing Material Support to al-Shabaab

    Subject Image    
   

OMAR SHAFIK HAMMAMI

   

CAUTION

Omar Shafik Hammami was indicted Southern District of Alabama in 2007 on terrorism violations.

A Superseding indictment against Hammami issued in 2009 on terrorism violations for

leaving the United States to join the Somalia-based terrorist organization, al-Shabaab.

He is alleged to have provided material support to terrorists as early as 2006.

On December 13, 2007, a federal warrant was issued by the United States District Court,

Southern District of Alabama, for Hammami’s arrest.

SHOULD BE CONSIDERED ARMED AND DANGEROUS

These individuals are wanted for providing material support to the

Somalia-based terrorist organization al-Shabaab.

Alabama
Omar Hammami

California

Jehad Serwan Mostafa Jehad Serwan Mostafa

Minnesota

Abdikadir Ali Abdi Abdisalan Hussein Ali Cabdulaahi Ahmed Faarax Farah Mohamed Beledi
Abdikadir Ali Abdi
Abdisalan Hussein Ali
Cabdulaahi Ahmed Faarax
Farah Mohamed Beledi
Abdiweli Yassin Isse Ahmed Ali Omar Khalid Mohamud Abshir Zakaria Maruf
Abdiweli Yassin Isse
Ahmed Ali Omar
Khalid Mohamud Abshir
Zakaria Maruf
Mohamed Abdullahi Hassan Mustafa Ali Salat
Mohamed Abdullahi Hassan
Mustafa Ali Salat
Advertisements
%d bloggers like this: