Advertisements

Ogeysiis iyo Wargelin ku wajahan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Switzerland.

undefinedHalkaan ka akhri

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Switzerland waxaa la ogaysiinaynaa in uu dhici doona BANAANBAX ballaaran oo lagu doonaaya xuquuqda Soomaalida Switzerland gaar ahaan dhinaca sharciga, waxbarashada, guryaha, shaqada.

Sidaas darteed waxay Jaaliyadaha ay magacawdeen  Guddiga qaban qaabada banaanbaxa Soomaalida, si ay u abaabulaan, iskuna dubarridaan howlaha la xiirira qabashada iyo habsami u dhicidda Bannaanbaxaas.

Haddaba waxaa Jaaliyadaha lala socodsiinayaa inuu ka dhici doono magaalada Bern 06.09.2011 oo maalinta talaada ah  Inshaa Allaah.

Sidoo kale Guddigu wuxuu dhammaan Soomaalida ku nool Swiss-ka ka codsanayaa in ay si wadaninimo ku dheehan tahay ay uga soo qayb galaan Banaanbaxaas..

Hase yeeshee wixii faah faahin dheeraad ah kala xariir gudiga qabanqaabada:

1 – Xaaji Khayre   0765073603  Kantons Schaffhausen
2 – Sh. Axmed Al-duri  0765336388 Kanton Aargau
3 – Maxamuud Xuurshow 0762493300 Kanton Lausanne
4 – C/laahi Cali Max‘ud  0762517170  Kanton Geneve
5 – Joofane …..       0765462650 Kantoonada Ticino
6 – Mukhtaar Cabdi   0765190110 Kanton  Bern
7 – Cusmaan Barqadle 0764944308 Kanton Basel
8 – C/rashiid Cusman Haruun 0764685428 Kanton Schweiz

SomaliSwiss    Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: