HOOS FIIRI WASIIRADA & WADAMADA
Halkaan ka akhri
Akhriste-yaal, waxaan halkaan idinkugu soo gudbinaynaa, qaar ka mid ah wasiirada cusub ee la magacaabay dowladaha ay dhalashada ka haystaan, waxaan ka cudur daaranaynaa in aanan weli helin liiska oo dhamays tiran oo aan weli ku jirno hubinta qaar ka mid ah wasiirada lamagacaabay, kuwaas oo aan 7 ka mid ah dib idin kaga soo sheegi doonno, hase yeeshee hadda waxaan idiin soo gudbinaynaa 11 wasiir oo ka mid ah dowladaha ay kasoo jeedaan, waana sidaan hoos ku xusan. FADLAN E-MAIL NOO SOO DIRA OO NAGAÂ SAXA, HADDII AAD ARAGTAAN AMA OGAATAAN QEYBO KA MID AH XOGTAAN OO AAN QALADNAY. WAA MAHADSANTIHIIN.
HALKAAN KA AQRI MAGACYADA WASIIRADA CUSUB, WASAARADAHA IYO BEELAHA
1- Mudane Xuseen Carab Ciise  wuxuu wataa dhalashada Mareykanka
2- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle  Wuxuu wataa dhalashada Mareykanka
3-Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre Wuxuu wataa dhalashada Mareykanka
4- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Wuxuu wataa dhalashada  Mareykanka
5- Mudane Cabdulqaadir Xuseen Maxamed Wuxuu wataa dhalashada British-ka
6- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim wuxuu wataa dhalashada  British-ka
7- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Wuxuu wataa dhalashada Finish/Finland
8- Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Wuxuu wataa dhalashada Swedish.
9- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan  Wuxuu wataa dhalashada Canada
10- Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Wuxuu wataa dhalashada  Canada
11- Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) Â wuxuu wataa dhalasho Sudan/Ethiopia
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.