Advertisements

Liiska Magacyada Wasiirada cusub ee xukuumadda, Qabiilooyinkooda iyo Wasaaradaha loo magacaabay.

MAGACYADA WASIIRADA & QABIILOOYINKA

undefinedHalkaan ka akhri

HALKAAN KA AQRI LIISKA MAGACYADA WASIIRADA CUSUB, QABIILOOYINKOODA IYO WASAARADAHA AY HELEEN MID KASTA, HALKAAN HOOSE KA AQRI, FADLAN OGOOW, SADDEX KA MID AH WELI MA HELIN QABIILOOYINKOODA, HOOSE, LAAKIIN LABA KA MID AH WAA DIGIL IYO MIRIFLE, MIDKA KALENA WAA BEESHA 5-AAD

HALKAAN KA FIIRI WADAMADA AY DHALASHADA KA HAYSTAAN WASIIRADA CUSUB

HAWIYE
No Magaca  Wasaaradda Qabiilka/Jufada
C/samad M. Maxamuud Sh. Xasan  W/ Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Hawiye, Habargidir Ceyr
Cabdullaahi Goodax Barre  W/ Qorsheeynta & Iskaashiga Caalamiga Hawiye, Xawadle
C/Qaadir Maxamed Dhicisow  W/ Macdanta, Biyaha & Batroolka Hawiye, Gaaljecel
C/Qaadir Xuseen Maxamed  W/ Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta Hawiye , Murusade

DAAROOD  

No Magaca  Wasaaradda Qabiilka/Jufada
C/wahaab Ugaas Xuseen U. Khaliif  Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Daarood,Ogaadeen, Coowl yahan.
Cabdinaasir Maxamed Cabdulle  Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta Daarood,Mareexaan ,reer Siyaad.
Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil  Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta Daarood,Leelkase
Axmed Caydiid Ibraahim  Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare Daarood Dhulbahante.

DIGIL  &  MIRIFLE

No Magaca  Wasaaradda Qabiilka/Jufada
 Maxamed Maxamuud X. Ibraahim R/Wasaare ku-xigeen ahna W/Arrimaha Dibadda. Raxanweyn ,Digil,Dabare.
Cabullaahi X.Xasan Maxamed Nuur  Beeraha & Xannaanada Xoolaha. Raxanweyn,Mirifle,Leesaan.
C/Raxmaan Sh.Ibraahim Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda. Digil & Mirifle, Digil
Aadan Cabdullaahi Aadan  Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha Digil & Mirifle, Hadamo

DIR/ISAAQ

No Magaca  Wasaaradda Qabiilka/Jufada
Axmed Xasan Gaboobe  Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta,  Dir Biyo maal.
Xuseen Carab Ciise Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Isaaq Garxajis Ciidda gale Reer Iidle
Cabdicasiis Sheekh Yuusuf  Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dir,  Faqi Muxumud.
Maxamed Muxiyadiin Sh.Mursal  Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga, Isaaq Habar Awal

BANAADIRI/BEESHA 5-AAD

  1. Mudane Jaylaani Nuur Iikar Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska, Beesha 5-aad Reer Xamar reer Suufi.
  2. Marwo Caasho Cismaan Caaqil , Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska, Beesha 5-aad, Jareerweyne,Shiidle.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: