Advertisements

Dawladda Switzerland oo u qoondaysay dadka Soomaaliyeed ee ka soo barakacay Abaaraha lacag lagu quudinayo.

Somali & English, Sawirro

undefinedHalkaan ka akhri

Dawladda Switzerland  ayaa waxay  u qoondaysay dadka ku nool geeska Afrika ee abaaruhu ku habsatay, gaar ahaan dadka  Soomaaliyeed ee ka soo barakacay Abaaraha ee ku  lacag lagu quudinayo ee garaysa $ 4,9 milyan ee dollarka Mareykanka.

lacagtan ayaa loogu tala galay in lagu badbaadiyo dadka ka soo qaxay Soomaaliya ee qaxootiga ku ah dalalka Dereska la ah dalka Sooaaliya gaar ahan Kenya iyo Ethiopia, sidaas waxaa shaaca ka qaaday Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee dalka Switzerland Micheline Calmy-Rey.

Wasiiraddu waxay sheegtay in wadamada ku yaala Geeska Afrika ay haysato dhibaato dhinaca Cuntada ah maadaama Gobolka ay ka jirto abaaro daba dheeraatay, dadka ku waxyeeloobayna ay gaarayaan ilaa 11 milyan oo qof, kuwaas oo u badan Caruur, Haween iyo dad dà’ah.
 
Sida ay sheegtay Miss Calmy-Rey  Swissku wuxuu u qoondeeyey Sanadkan guud ahaan dadka abaaruhu ku dhifteen ee ku dhaqan Wadamada ku yaala Geeska Afrika lacag gaarayso 14 milyan oo Faranka Swiss ah.

Hase yeeshee Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee dalka Switzerland Micheline Calmy-Rey  waxay caddeysay in hay’adaha hoos taga Qaramada Midoobay iyo Ururrada Samafalka NGO ay si aad ah xoogga u saareen sidii loo badbaadin lahaa dadka abaaraha ku habsatay, waxaa la wadaa sidii loo gaarsiin laha Cunno, Biyo iyo daawooyin.

SomaliSwiss  Swissinfo Bern

SomaliSwiss@hotmail.com

Swiss release more funds for Africa food crisis

Switzerland has released an additional SFr 4 million ($4.9 million) in aid funds to support humanitarian efforts in the Horn of Africa.

The money will be used to assist refugees in Ethiopia and Kenya and the most vulnerable populations in Somalia, the foreign ministry Micheline Calmy-Rey said in statement on Monday.

Countries in the Horn of Africa are suffering from a severe food crisis which is currently impacting some 11 million people – a number which is expected to rise, with children most at risk from the crisis, the ministry said.

Switzerland has contributed SFr14 million in assistance to the Horn of Africa since the beginning of the year. The country’s aid efforts are concentrated in regions most affected by drought and assisting refugees and displaced persons, the ministry Micheline Calmy-Rey said.

UN agencies and NGOs are working to ensure the supply of food and drinking water to refugees and displaced persons, the ministry said.

 SomaliSwiss  Swissinfo Bern

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: