Advertisements

Dab khasaare badan geystay oo qabsaday Xero Qaxooti ku taala gudaha magaalada Bosaso.

Halkaan ka akhri

War aan ka helnay Wakiilka SomaliSwiss ee magaalada  Boosaaso ee xarunta gobolka Barri ayaa  sheegay inuu sii kor dhayo khasaare ka dhashay dab ka kacay Xero Qaxooti ah ee ay dagnaayeen dad barakacayaal oo ku yaala magaalada boosaaso.

Sidoo kale Wakiilkeennu wuxuu inoo soo  sheegay inuu sii kordhayo khasaaraha ka dhashay dab shalay ka kacay Xero qaxooti oo lagu magcaab Mingis ee ku taala magaalada Boosaaso, iyadoo ay isa soo tarayaan tirada dhimashada ee dadkii ku wax yeeloobay.

Dhanka kale Wakiilka SomaliSwis soo ayaa sheegay inuu jiro qasaaro maaliyasdeed, sidaas wuxuu ka soo waryey qof ka mid dad deegaanka,wuxuuna intaa ku daray in aysan jirin wax hadal ah oo ka soo yeeray maamulka gobolka Bari ee Puntland.

SomaliSwiss    Boosaaso

Somaliswiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: