Ra’isal Wasaare Farmaajo ayaa lagu wadaa maanta inuu la hadlo 9-Kun oo ka mid ah taageerayaashiisa, gaar ahaan kuwa isticmaala internetka shabakaddiisa Kulanka Facebook, kuwaas oo mudooyinkaan dambe olole is uruursi iyo kacdoon ah ka waday Mareegta Internet-ka Facebook.
Dadkaan oo tiradoodu sii kordhayso saacadba saacadda ka dambeysa ayaa qolka ay isugu tegayaan ee facebook waxaa 6-dii subaxnimo ee GMT waxaa ku sugnaa 9000 Qofood ku dhowaad, waxaana lawada dhowrayaa Ra’isal wasaare Farmaajo oo la sheegay inuu booqasho mahadcelin ah ku imaan doono Shabakadda Facebook, gaar ahan halka ay ku shirsan yihiin oacdoonka Soomaalida ee Heshiiskii Kampala diidan.
SomaliSwiss London
SomaliSwiss@hotmail.com
Magacee ku haboon in loogu yeero Sheikh Shariif. Hoos ka codeey.
Other related Media
HALKAN KA DAAWO BANAAN BIXII MUQDISHO
HALKAN KA DAAWO BANAAN BIXII KENYA
HALKAN KA DAAWO BANAAN BIXII MAREYKANKA
HALKAN KA DAAWO SOO DHAWAYTII RA‘ISAL WASAARE FARMAAJO
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: London UK |
You must be logged in to post a comment.