Banaan baxyo Shariifyo-diid ah kuwii ugu cuslaa oo Maanta ka dhacaya UK, USA, Sweden, Norway, Holland, Kenya iyo Meelo kale.

Halkaan ka akhri

Dibad Baxyo lagu diidan yahay heshiis dhagareedkii ay Kampala ku kala saxiixdeen, Sheikh Shariif iyo Shariif Xasan ayaa maanta ka dhacaya, Maraykanka, Ingiriiska, Sweden, Norway, HollandKenya iyo meelo kale, kuwaas oo qaban qaabadooda iyo ogaysiisyadoodu ay socdeen maalmihii lasoo dhaafay.

Banaan baxyadaan oo sida qaban qaabadooda ka muuqata lagu wado inay mid kasta soo buux dhaafiyaan shacabka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan ayaa nuxurkoodu yahay in meel looga soo wada jeesto danta umadda Soomaaliyeed oo la taageero xukuumadda Ra’isalwasaare Farmaajo, lana diido Danaha gaarka ah iyo heshiiskii Laba Shariif.

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

Magacee  ku haboon in loogu yeero Sheikh Shariif. Hoos ka codeey.

Other related Media

HALKAN KA DAAWO BANAAN BIXII MUQDISHO

HALKAN KA DAAWO BANAAN BIXII KENYA

HALKAN KA DAAWO BANAAN BIXII MAREYKANKA

HALKAN KA DAAWO SOO DHAWAYTII RA‘ISAL WASAARE FARMAAJO

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: