Sh.Shariif: Farmaajo aniga iyo Gudoomiye Shariif ayaa cod qabyo ah ku ansixinnay.. guushana kaligiis lama sii karo…

DHEGAYSO HADALKIISA

Halkaan ka akhri

Shariif Xasan Sh.Aadan iyo Sheikh Shariif ayaa ka sheegay shirkii Kampala in sharcinimada Ra’isalwasaaraha uu muran kujiro oo u cadeyntiisii hore ee Baarlamaanka uu ahaa cod qabyo ah, laakiin ay hadana iska ansixiyeen, taas darteed uu muran ka taagnaa ilaa iyo xilligaas.

Sheikh Shariif oo markii uu dalka kusoo laabtay arrintaas ka dhawaajiyay ayaa xusay in Ra’isalwasaaraha lagu ansixiyay cod qabyo ah laakiin hadana sidaas ay tahay la sharciyeeyay oo uuna gacan ka gaystay Shariif Sakiin, dhegayso khudbadii Sheikh Shariif, qaybta ka hadlaysa arrimahaan.

hadalka Sheikh Shariif oo u muuqday inuu ka masayr san yahay sababta loo taageersan yahay Farmaajo ayaa sheegay inuu aaminsanaa in isaga sheikh shariif ah ay taageersan yihiin shacabku, isagoo qalad ku sheegay in lataageero Farmaajo kaligiis.

HALKAAN KA DHEGAYSO HADALKA SHEIKH SHARIIF

MagaceeĀ  ku haboon in loogu yeero Sheikh Shariif. Hoos ka codeey.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: