Indha-Cadde: Dadka Banaan baxay waa Kooliiste- yaal, Farmajana Muqdisho uma joogaan dad intaas dhan.

Halkaan ka akhri

Yuusuf Maxamad Siyaad indha-cadde oo ka mid ahaa qab-qable-yaashii dagaalka Soomaaliya, mudooyinkaan dambana lagu yaqiinnay siyaasad aan meel fadhin oo maalinba dabaysha lasocota ayaa maanta ku dhawaaqay hadal ay ka caroodeen umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba, ka dib markii uu ku tilmaamay dadkii banaan baxayay kooliiste-yaal lacag lasoo siiyay.

Indha Cadde ayay hadalkiisa ka muuqatay qabyaalad aan la qarin, isagoo sheegay inaysan Farmaajo Muqdisho u joogin dad intaas dhan oo u banaan bixi kara, ee aay ahayeen waxa banan abxayaahi dad kooliiste-yaal ah oo lacag lasiiyay.

Indha-cadde oo ka mid ahaaa Qabqable-yaal dagaal oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay lacag malaayiin doollar ah u qaybiyeen labada shariif ayaa afka labadiisa yeeray maanta, kaas oo amaanay labada Shariif, isla markaana Caayay shacabka Soomaaliyeed.

MagaceeĀ  ku haboon in loogu yeero Sheikh Shariif. Hoos ka codeey.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: