Halkaan ka akhri
Babaanbax weyn oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliayda Soomaalida ee Masar ayaa xiligaan si xowli ah uga socda fagaaraha weyn ee Suuqa Baabuurta ama loo yaqaano Duubu Ramli iyadoona dhamaan Soomaalida ka soo qeyb gashay ay ka muuqato indhahooda Murugo iyo Shacuur aan la soo koobi karin.
Banaanbaxaan ayaa ah mid siweyn loogu taageerayo wasiirka koowaad ee Farmaajo kuwaa oo si weyn uga soo horjeedo in uu xilka baneeyo waxaase dhagaha dadka ay maqalayaan sawaxanka heesaha wadaniga ah iyo erayo siweyn loogu diidan yahay labada Shariif.
“Laba Sharii dooneyni meyn” cadow u shaqeeyayaal doonimeyn” iyo erayo kale ayay ku dhawaaqayan banan baxayashu.
Banaanbaxaan oo ka socda xaafada Xayal Caashir Madiinatul Nasari ayaa waxaa ka soo qeyb galay kumaan qof, dhowaan naga filo sawirada iyo xaaladii ugu danbeysay ee Soomalida Masar ee xiligaan u muuqda kuwa doonaayo in la helo isbadal doon wax weyn ka badalo is bar baryaaca ka jira koonfurta Soomaaliya.
SomaliSwiss Masar
SomaliSwiss@hotmail.com
NIMCO DAREEN HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA
HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA
Filed under: Masar Egypt |