Banaan baxyo looga soo horjeedo Labada Shariif oo ka socda dalka Masar..

Halkaan ka akhri

Babaanbax weyn oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliayda Soomaalida ee Masar ayaa xiligaan si xowli ah uga socda fagaaraha weyn ee Suuqa Baabuurta  ama loo yaqaano Duubu Ramli iyadoona dhamaan Soomaalida ka soo qeyb gashay ay ka muuqato indhahooda  Murugo iyo Shacuur aan la soo koobi karin.

Banaanbaxaan ayaa ah mid siweyn loogu taageerayo wasiirka koowaad ee Farmaajo kuwaa oo si weyn uga soo horjeedo in uu xilka baneeyo waxaase dhagaha  dadka  ay maqalayaan sawaxanka heesaha wadaniga ah iyo erayo siweyn loogu diidan yahay labada Shariif.

“Laba Sharii dooneyni meyn” cadow u shaqeeyayaal doonimeyn” iyo erayo kale  ayay ku dhawaaqayan banan baxayashu.

Banaanbaxaan oo ka socda xaafada Xayal Caashir Madiinatul Nasari ayaa waxaa ka soo qeyb galay kumaan qof, dhowaan naga filo sawirada iyo xaaladii ugu danbeysay ee Soomalida Masar ee xiligaan u muuqda kuwa doonaayo in la helo isbadal doon wax weyn ka badalo is bar baryaaca ka jira koonfurta Soomaaliya.

SomaliSwiss Masar

SomaliSwiss@hotmail.com

NIMCO DAREEN HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA

 Other Related Articles

More stats 1,694
Sawiradii ugu dambeeyay ee Banaan-baxyada Muqdisho iyo Mahiga oo loo abaal guday. More stats 600
Daawo Sawirada Banaan baxyadii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya. More stats 554
Hotel ay deganaayeen Xildhibaano taageersan Shariif Sakiin oo ay gubeen kacdoonka Muqdisho markii ilaaladu rasaas ku furtay. More stats 175
War Deg deg ah: Radio Muqdisho oo ay qabsadeen Kacdoonkii shacabka iyo idaacadda oo baahisay in ay la shaqaynayso. More stats 156
WAR DEG DEG AH: Ra’isal wasaare Farmaajo oo daqiiqado ka hor la hadlay umadda Soomaaliyeed. More stats 124
Ra’isulwasaare Farmaajo oo banaan baxayaashii Muqdisho lahadlay markii uu kasoo baxay Garoonka Muqdisho. More stats 97
XUL HEESO SOMALI CLASSIC & WADANI More stats 74
Maamul goboleedka Ceelbuur state oo lagu dhawaaqay & taageerayaasha Al-Shabab oo ka qayliyay. More stats 73
Kacdoonkii Muqdisho oo halkiisii ka socda iyo kaalinta Booliiska Soomaalida ay ka ciyaarayaan. More stats 67
Qarax ismiidaamin ah oo galabta lagu dilay Wasiirkii arimaha gudaha C/shakuur Sheikh Xasan. More stats 66
Dhegayso wararka Banaan-baxyada Muqdisho, Gobollada Soomaaliya iyo meelo kale. More stats 64
Muuqaalladii ugu dambeeyay ee Wasiirka Caawa la-dilay oo saacado ka hor Muqdisho kula hadlay dad isu soo baxay oo taageersanaa dowladda. More stats 61
Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye & Jaaliyadaha qurbaha oo diiday ridista xukumadda uu hogaamiyo Ra’isal wasaare Farmaajo. More stats 59
Soomaalida qurba joogta oo dibad-baxyo lagu diidan yahay labada Shariif isu ballansaday Salaadda Jimcaha kadib. More stats 55
Dhageyso dareenka dadweynaha reer Muqdisho ay ka muujiyeen heshiis dhagareedka Labada Shariif. More stats 48
Farxiya Fiska: Hees Cusub ee Sanadka 2011. More stats 37
Fannaanada sanadka Farxiya Fiska.. More stats 36
Golaha Wasiirada Cusub Magacyadooda iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan. More stats 29
Madaxweyne Shariif oo ay Banaanbaxayaal u diideen in uu kasoo baxo gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho. More stats 29
Laba Shariif….Hees Cusub (Xamar Xeebtiisa) More stats 29
Mudane Farmaajo: Shacabkaaga Ama Laba Shariif. More stats 26
Banaanbaxyo rabshado wata oo lagu diidan yahay Labada Shariif, isla markaana lagu taageersan yahay RW. Farmaajo oo ka soconaya Muqdisho. More stats

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA

%d bloggers like this: